Wararka

Musharaxa Kulmiye Muuse Biixi oo Burco lagu soo dhoweeyey.

Burco(saraarnews):-Musharax  Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye ahna Gudoomiyaha Xisbigaasi Md.Muuse Biixi Cabdi iyo Xubno Wasiiro ah oo katirsan Xukumada Madaxweyne Silaanyo oo Maanta  Si Balaadhan loogu Soo dhaweeyey Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer. Musharaxa Kulmiye oo ay gadhwadeen garbaha haya ka ahaayeen Mujaahid Maxamed Kaahin iyo wasiirka Cusub ee Hawlaha Guud Cali Maxamed xasan Mareexaan, ayaa markii hore la filayey in booqashada uu ku wehelin doono madaxweyne ku xigeenku.

ina biixi

Halkan ka Daawo:

Be Sociable, Share!

The Latest

To Top