Wararka

Suldaan Sh. Yuusuf Cabdi Cawad oo Beellaha Habaryoonis qado sharaf ku maamuuseen

Hargeysa(saraarnews) Salaadiinta iyo ganacsatada beelaha H/Yoonis  ayaa qado sharaf ku Maamuusay Suldaan Sh. Yuusuf Cabdi Cawad , suldaanka guud ee beelaha Ibraahin Sheekh Isaxaaq,  Casuumadan ayaa 21 bishan ka qabsoontay Hotel Ambassador ee Magaaladada Hargeisa.

 

sanbuur3

Casuumadan oo Suldaan Yuusuf Xiirey iyo Ganacsade Maxamed Baarjeex 26.05.2016 ka ballanqaadeen goobtii caleemo-saarka Suldaan ee Dooxada Beer ayaa noqotay mid si heer sare ah u dhacday.

Waxa si mugleh uga soo qayb galay salaaddiin, Ganacsato, Xildhibaano, Culimo, aqoon-yahan iyo marti-sharaf kala duwan.
sanbuur2 sanbuur1 sanbuur

Be Sociable, Share!

The Latest

To Top