Xubnaha Gudiga doorashooyinka Qaranka oo itoobiya u Kicitimay

Hargeysa(saraarnews)Todobada xubnood ee Guddida doorashooyinka Somaliland ayaa maanta u kicitimay dalka Itoobiya, halkaasi oo ay kaga qeyb galayaan siminaar la xidhiidha hawlahooda isla markaana ay Magaalada Addis ababa kula kumi doonaan deeq bixiyeyaasha taageera hanaanka dimuqraadiyada Somaliland.
Guddida doorashooyinka ayaa ka hor intii aanay ka dhoofin madaarka caalamaga ah ee Magaalada Hargeysa shir jaraa’id oo ay ku qabteen xaruntooda ay ku sheegeen inay dalka Itoobiya ay kaga qeyb galayaan Siminaar la xidhiidha agaasinka hawlaha doorashooyinka. Waxaanay tilmaameen in socdaalkoodu uu qaadan doono illaa maalinta Jimcaha ee fooda inagu soo haya.
 
Guddida doorashooyinku waxay sheegeen in lix xubnood oo ka socda sadexda xisbi qaran ay ka daba iman doonaan. Komishanku waxay intaasi ku dareen in markay soo laabtaan ay ka daba iman doonaan khubaradii kala shaan-dheyn lahayd mishiinka Server-ka ee ay ku kaydsan yihiin macluumaadkii diiwaan gelinta codbixiyeyaasha.
 
Komishanka waxay xuseen inay u midaysanwaxay xuseen inay u midaysan yihiin sidii ay hawsha culus ee ay dalka u hayaan uga midho dhalin lahaayeen.

Be Sociable, Share!
Warning: scandir(): open_basedir restriction in effect. File(/customers/b/3/5/saraarnews.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/../../../../) is not within the allowed path(s): (/customers/b/3/5/saraarnews.com/httpd.www:/customers/b/3/5/saraarnews.com/httpd.private:/customers/b/3/5/saraarnews.com/tmp:/customers/saraarnews.com/saraarnews.com:/var/www/diagnostics:/usr/share/php) in /customers/b/3/5/saraarnews.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/footer.php on line 10 Warning: scandir(/customers/b/3/5/saraarnews.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/../../../../): failed to open dir: Operation not permitted in /customers/b/3/5/saraarnews.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/footer.php on line 10 Warning: scandir(): (errno 1): Operation not permitted in /customers/b/3/5/saraarnews.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/footer.php on line 10 Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /customers/b/3/5/saraarnews.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/footer.php on line 12