Dhegayso: Waraysi lala Yeeshay Marwo Ilhaan Mohamed Jama
Sweden(saraarnews) Waxa noo suuragashay inaanu helo waraysi lala yeeshay Marwo Ilhaan Mohamed Jama oo ahayd gabadhii Riyaale Kaahin Iska Hortaagay inay ka mid noqoto gudiga doorashooyinka qaranka, Halka ka dhegayso: Riix Halkan


