Waxaanu idiin dooray inaad Maanta nala dhegaysataan hees Guubaabo wadani ah oo la yidhaaho Calool Baahaneey Cawradaada Dedo ,Erayada Heestan Waxaa hal Abuuray Mustafe sh Cilmi Waxana ina soo gaadhsiinaya Hoobaladaii qaranka ee Waaberi, Halkan Riix  Erayada heestan Waxaa ka Mid ah, Calool Baahaneey Cunto Waad rabtaa Ceesh Laguma helo Caynkanaad tahee, Ciid iyo biyaad cidhif taagantee Cudud beeratiyo Caqli Maw qabtaa Wax kastay cabtiyo waxay calalisaa Cid shisheeye iyo caro kale ka timi Waa lagaa ceshaday  Cad quudheedka iyo Caawimo Dadeed Ceebiyo Haday ¨ Caydh kula galeen Ceel Kuma dhaqee Cawradaada Dedo!. Hadaba heestan oo aanu idiinka soo xulay qolka kaydka ee shabakada Saraarnews   dhegaysi iyo Maqal Habooon  Halkan Riix    ama 

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Popularity: 2% [?]

You Should Also Check Out This Post:

More Active Posts: