Articles

Ogaysiis: Shir sanadeedkii Jaaliyada Somaliland ee Göteborg Sweden

Dhamaan dadka reer somaliland ee degen Göteborg iyo agagaarkeda waxa la ogaysiinaya in shir sanadeedkii jaaliyada Somaliland ka dhacayo Xarunta dhismaha jaaliyadu ku leedahay;
 
Kometgatan 19, Komettorget
5 december, Kl: 14:00 (2:00 duhurnimo)
 
Ha moogaanin weliba in laguu diyaariyey  cabitaan fudud iyo waxaan gawskaagu diidayn.
 
 
Soo dhawaada
Guddida jahliyada Somaliland Göteborg
Be Sociable, Share!

The Latest

To Top