Inalillahi wa ina illayhi rajucuun.

Anagoo Ah dadka magacayadoodu hoos ku qoran yihiin

Siciid Xaaji Aden Jibriil

Cali Mohamd X Xasan

Mubarak Qoorubaxay

Maxamud X Aden Jibril

Mohamed X Aden Jibril (koojaar)

Foosiya X  Aden

Mohamed Dube

Iyo dhamaan Odayaasha Reer Goteborg

 Waxaanu dhamaantayo tacsi tiraanyo leh u diraynaa lana qeyb sanaynaa Qoyskii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay Marxuumad Raxma Cabdi Shaybe gaar ahaan reer cabdi shaybe oo kala ah, Bashir ,kayse, barkhad ,yasmiin iyo hooyadood sahra ibrahim.

Marxumada oo ku geriyootay casimada ugandha, Kampala laguna aasay halka taarikhdu markay ahayd 19/12/2009.

Illaahayna waxaanu uga baryayna inuu samir iyo iman ka siiyo ehelka iyo qarabadaba,Marxumadana Janadiisii Fardowsa ka waraabiyo aamiiiiin, aamiiin

Popularity: 3% [?]

You Should Also Check Out This Post:

More Active Posts: