Sucuudiga oo hargabkii doofaarku 4 qof oo xujey ah ku dilay

Mecca(saudi arabia) Sida uu xaqiijiyey wasiirka caafimaadka ee wadankaasi qof dhalinyaro ah  iyo 3 qof oo waaweyn ayaa u dhintay cudurka lagu sheego xanuunka doofaarka.

Dadkan geeriyooday ayaa kala ahaa gabadh 17 jir oo nayjeeriya u dhalatay ,nin suudaani ah, Nin hindi ah iyo naag marooko u dhalatay oo da'dooda lagu sheegay 75 jiro. Sida uu ´sheegay Dr Khaled Al-Marghalani oo u hadlay wasaarada caafimaadku xanuunadan ayaa la ogaadayu goor danbe. wuxuuna sii raaciyey in dadka dhintay xaaladoodu cuslayd markii horeba oo ay Da'a ahaayeen.

 

ilaa haatan lama soo sheegin cid u dhalatay somaliland oo wax ku noqotay halkaas marka laga reebo wasiirkii Macadanta iyo biyaha oo dhowaan lagu sheegay inuu wadnuhu istaagay laguna aasay Magaalada Barakaysan ee Maka.

Be Sociable, Share!
Warning: scandir(): open_basedir restriction in effect. File(/customers/b/3/5/saraarnews.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/../../../../) is not within the allowed path(s): (/customers/b/3/5/saraarnews.com/httpd.www:/customers/b/3/5/saraarnews.com/httpd.private:/customers/b/3/5/saraarnews.com/tmp:/customers/saraarnews.com/saraarnews.com:/var/www/diagnostics:/usr/share/php) in /customers/b/3/5/saraarnews.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/footer.php on line 10 Warning: scandir(/customers/b/3/5/saraarnews.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/../../../../): failed to open dir: Operation not permitted in /customers/b/3/5/saraarnews.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/footer.php on line 10 Warning: scandir(): (errno 1): Operation not permitted in /customers/b/3/5/saraarnews.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/footer.php on line 10 Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /customers/b/3/5/saraarnews.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/footer.php on line 12