Wararka

Tacsi uu dirayo Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Axmed Mohamed Mohamoud ( Siilaanyo) isagoo ku hadlaaya magaciisa, kan qoyskiisa, xubnaha iyo taageerayaasha Xisbiga Kulmiye Gudo iyo Dibedba waxaa uu tacsi u dirayaa dhammaan reer cabdillaahi cabsiiye, gaar ahaana Mohamed cabdillaahi cabsiiye oo walaashii Caasha Cabdilaahi Cabsiiye xalay ku geeriyootay magaalada Hargeysa.
Waxaana uu marxuumadda Ilaahay uga rejeynayaa inuu janadii fardawsa ka waraabiyo dhammaanteena samir iyo iimaan ka siiyo.
AMIIIIIIIIIIIn AMIIIIIIIIIIIIIIIII IN AMiiiiiiiiiiiiiiiii n

Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajucuun
Gudoomiye Axmed Siilaanyo

Be Sociable, Share!

The Latest

To Top