Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun.
Ku-simaha Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye, ahna Gudoomiye kuxigeenka Koowaad ee Xisbiga Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaaya magaciisa , kan qoyskiisa, Xubnaha iyo taageerayaasha Xisbiga, Gudo iyo Dibedba , waxa uu tacsi u dirayaa qoyskii iyo eheladii ay ka geeriyootay Faadumo SH. Mohamed Jirde , gaar ahaan waxa uu tacsidaas gaadhsiinayaa Marwada Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Marwo Amino-Waris SH. Mohamed oo ay marxuumada walaalo ahayeen.
You Should Also Check Out This Post:
- Ha igu dayin waxaad diiday ood ka dagaalantay, awrku dhan buu ka raran yahay somaliland By Hassankhadar Jama
- shacabka somaliland wasiir ma deeqo ee cadaalad baa deeqda ee hala iimaansado dawlada cusub By Gaadh Abdilahi Yusuf halac
- Beesha ayuub oo maalintii Labaad baxaanbaxaysa
- Beesha Toljecle oo saluugtay Golaha Wasiirada Madaxweyne Siilaanyo soo Dhisay
- Siyaasiyiinta iyo Madax-dhaqameedka beesha Ayuub oo ku gacan saydhay wadahadal uu ka codsaday Madaxweyne Siilaanyo






Waxaad iga hantidaad salaanta xaqa ah.
Waxaan ku darsan lahaa rayiyadan oo kaliya inaan lagu degdegin wax ka sheega dawladda Axmed Siilaayo ee laga war sugo wax qabadkeeda.
labana isma qabato Dawlad tayo leh iyo Qabiil tiro leh ee waa in mid uun kaga guuraa.
Intii aanay soo bixin magacyada Golaha Wasiiradu dadka reer Soomaaliland waxay odhan jireen Dawlad tayo leh baan rabnaa haddii ay doonto hal Qabiil ha ahaatee, haddii ay sidaas ahayd maxaa keenay reer hebel kuma jiro iyo meel heblaa loo dhisay.
Allahayow qabiga noo sifee oo qabiilka naga saar. Allaa mahad leh
Xuseen Dantihaye London