Inaalilaahi wa inaa ileyhi Raajicuun.

Waxaanu anagooo aad uga tiiraanyaysan tacsi halkan uga diraynaa Qoyskii iyo Awlaadii Xuseen Cilmi Ismaaciil (xuseen caato) oo saaka 03.01.2010 ku geeriyooday Magaalada Burco , Waxaanu ilaahay uga rajaynaynaa Marxuumka inuu janadii Ka waraabiyo. Marxuumka oo 15-kii sano ee u danbeeyey u jiifay xanuunka Faaliga oo haleelay wuxuu ahaa shaqsi aad u wanaagsan if iyo aakhiroba,  Ilaahoow u naxariiso oo janadaada Ku waari. Aamiin aamiin aamiin.

Waxaa Tacsida diraya

Aabbe Mohamed Nur qoorubaxay
Aabe Cabdilaahi Biixi Ismaaciil
Hooyo Canab Cabdilaahi
Hooyo Milgo Ibraahim
Adeero Yuusuf Biixi Ismaciil, xaaskiisa iyo caruurtiisa
Adeero Ibrahim Qoorubaxay , Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Adeero keyse Biixi Ismaciil, xaaskiisa iyo caruurtiisa
Adeero Muse qoorubaxay, Xaasaskiisa iyo caruurtiisa
Maryama Mohamed Nur, odaygeeda, Saleeban Ali iyo caruurtooda
Ahmed Mohamed Nur ,xaaskiisa Amina Rashid iyo Caruurtooda
Mohamud Mohamed Nur iyo Xaaskiisa Hilaala Cabdilaahi Biixi
faysa Mohamed nur , odaygeeda Cismaan Gaafuun iyo caruurtooda
Mukhtaar Mohamed Nur, Xaaskiisa Ayaan Ahmed iyo Caruurtiisa
Cabdiladiif mohamed Nur iyo Xaaskiisa iyo caruurtiisa

Anisa Mohamed Nur , Odaygeeda Yuusuf Adan Subeykar iyo caruurtooda
Mohamed Cabdilaahi Biixi
Ikraan Cabdilaahi Biixi
Juweria cabdilaahi biixi
Cabdiraxiim Cabdilaahi Biixi

Mohamed cabdiraxmaan nuur Qoorubaxay iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Cali Cabdiraxmaan nuur qoorubaxay iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Xamdi cabdiraxmaan  Nuur qoorubaxay

Huda Cabdiraxmaan Nuur qoorubaxay

Hooyo Cadar Ahmed Jeeni

Dadkaas oo kala Jooga Wadamada, UK; sweden, Qatar,Somaliland, Ireland, Masar,Saudi arabia

Popularity: 1% [?]

You Should Also Check Out This Post:

More Active Posts: