Hargeysa(saraarnews) Madaxweynaha cusub ee somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay Golaha xukuumadiisa oo ka kooban 20 wasiir iyo 6 wasiir ku xigeen oo u badan niman aqoonyahano ah oo badankooda aan wax xil ah xukuumadihii hore ka soo qabanin walow ay ku jiraan wasiiro hore xilal u soo qabtay sida Dr Gaboose iyo Eng Maxamed Xaashi. Halka codkaaga ku qor siday kuula muuqato
Popularity: 10% [?]
You Should Also Check Out This Post:
- Waraysi qaybtii 1'aad Ali Mahdi Hussen xubin Xisbiga Ucid
- Zakat Al-Fitr and Eid By Ahmed Arwo
- Heestii Madax-Weynoow Waa Qalinkii:Abwan Baruud
- Siday Xukuumadda Cusubi Iskaga Caabiyi Doontaa Warmaha Loo Afaysanayo Iyo Mucaaradka Kala Jaadjaadka Ah
- Sidee Loo Xakamayn Karaa Been-abuurka Saxaafadda? Qore: Qaasim Haybe Qaalib




