Ma u baahan tahay inaad barato afsoomaali qadiim ah oo xusuus kugu reebaya iyo suugaan qadiim ah, haday jawaabtaadu tahay haa Baadhitaan samee oo raadi gabayadii abwaankii weynaa Maxamed cabdulle Cali "Gamuute". Maantana waxaan idiin dooray gabaygii Garnaqsi ee Geela, gabaygaas oo la isku raacsanayhay inuu ahaa midkii ugu miisaan cuslaa ee geel loo tiriyo. hadaba dhegayso gabaygaas oo xusuus kaaga tegi doona
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Popularity: 13% [?]
You Should Also Check Out This Post:
- Waraysi qaybtii 1'aad Ali Mahdi Hussen xubin Xisbiga Ucid
- Zakat Al-Fitr and Eid By Ahmed Arwo
- Heestii Madax-Weynoow Waa Qalinkii:Abwan Baruud
- Siday Xukuumadda Cusubi Iskaga Caabiyi Doontaa Warmaha Loo Afaysanayo Iyo Mucaaradka Kala Jaadjaadka Ah
- Sidee Loo Xakamayn Karaa Been-abuurka Saxaafadda? Qore: Qaasim Haybe Qaalib




