Burco(saraarnews) Suldaanka guud mee beelaha gabooye suldan daakir xasan khaliif ayaa in madaxweynaha cusub ee jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamud. uu ku balan furay heshiis ay wadda galeen xilligii ololaha ee xisbiyadda qaranka kaasi oo uu ahaa hogaamiye mucaarad.
Suldaanka guud ee beelaha gabooye ayaaa sheegay in uu ka xun yahayinay beeshiisi ka qado xukuumadda cusub ee uu dhawaan soo dhisay Axmed Maxamed Maxamud siilaanyo .
Suldaanka guud ee beelaha gabooye wuxuu sidaasi ku sheegay shir,jaraa,id oo uu xlayto ku qabtay Hotel Barwaqo ee magaaladda burco waxanna uu sheegay in aanay xukuumadda cusub ee axmed siilaanyo ka filaynin wasiir la,aan.
Suldaanka guud beelaha gabooye oo ka mid ahaa salaadiintii sidda wayn ugu ololeeyay xisbiga kulmiye oo markaasi mucaarad ahaa ayaa waxa uu sheegay inuu ka xun yahay in uu madaxweyne silaanyo kagaga baxo balantaasi.
Si kastaba ahaa maaha beeshii koobaad ee uu Axmed siilaanyo ku balan furay waxaasi jirta in dhamaanba masuuliyiinta xisbiga kulmiye ee quuraynayay xukumadda cusubi ay cadho la madax maranyihiin.
Source: iftin
Popularity: 6% [?]
You Should Also Check Out This Post:
- Waraysi qaybtii 1'aad Ali Mahdi Hussen xubin Xisbiga Ucid
- Zakat Al-Fitr and Eid By Ahmed Arwo
- Heestii Madax-Weynoow Waa Qalinkii:Abwan Baruud
- Siday Xukuumadda Cusubi Iskaga Caabiyi Doontaa Warmaha Loo Afaysanayo Iyo Mucaaradka Kala Jaadjaadka Ah
- Sidee Loo Xakamayn Karaa Been-abuurka Saxaafadda? Qore: Qaasim Haybe Qaalib




