Marka hore hlakan waxaan kasalaamaya dhamaan shaqalaha shabkada wararka ee sararnews oo la odhankaro waa shabakad ku dayasho mudan sida wanaagsan ee dadka uga haqabtirtay wararka dalka gudihiisa iyo debediisaba waxaa kaloo aan uga mahadnaqayaa sida wanaagsan ay nugusoo tabinayeen warkii xilwaraajinta J.Somaliland iyo ku wee ka horeeyey ee doorashada Somaliland..

waxaan halkan doonayaa inane u hambalyeyo dawlada cusub u soo magacabay madaxweynuhu waxaan leeyahay waa dawlad xul ah oo meesha cilmi keeney oo aynu caaqil kenin waxana ka dhex muuqda rag badan oo samcad iyo qadarin kulahaa bulshada dhexdeeda halka kuwa kale ee ku cusub masraxa siyaasadana aay yihiin niman karti iyo aqooni uleh xilalka loo magacabay waxaan ilahayna uga baryayaa inuu u fududeeyo xilku ma hawl yara waa waa amaano laguu gu dhiibay dadka loguuna dhaariyey inaad sida daacada ugudato markaa waxaan leeyahay ilahay haw fudideeyo waxaan leeyahayna shacabka reer somaliland aynu lasheqaynu dawlada cusub dowladna keligeed wax ma qabato shecibna keligii wax ma qabsado markaa waa inaa dhica looga soo wadajeestaa wax qabadka wadanka iyo ilalinta nabad gelyada qaranka….

Lakiin waxaa xusid mudan inay maanta dawladeena cusub tahay mid xul ah halka tiihore ahayd xalka dawlada cusub waamid lagu soo doortay ma xataqaan halka barigii hore la odhen jiray reer hebelbaa keeney wasiirkaa meesha waxaanaad ogaataan hadii maanta nin wasiira meesha lagu keene qabiil waligii qabiilkii ama reer kii lagu keeney un buu u sheqeynaya ee waligii manoqonaayo shaqaale dawladeed oo u adeega dadkiisa iyo dalkiisaba waana tamaanta keentey inu madax weyneheena cusube kusoo xushu goliheesa wasiirada aqaan iyo kartida aay kaga soo bixikaraan xilka loomagacay waxaanan aamin sanahay iney kenayaan horumar iyo isbedel kay dooneyney hadeynu lashaqayno dawladeena cusub oo siino tageero buuxda markasey shaqadoodana kasoo baxayaaan …

waxaan kaloo leeyahay dadka hada ku mucaaradey dawlada cusub waar majoogno xiligii dawlada lagu mucaradilahaa ee waxaynu joogaa xiligii lala shaqaynlahaa dawlada cusub waayo waxaa lagu mucaradaa markaad dawladu wax xumayso ama wax qalado ama aay wax lunsato lakiin aduunka lama arag dawladad maanta lasoo doortay oo lagu mucaaradey takale dadka qabyaalada iyo shaqsi naceebka iyo dacayada iyo aflagaada iyo fadhi kudirirka wadaa waxaan leeyahay wasiirku hadaad kadhex weydey adeero ama walalo somaliland oo dhan wasiir madeeqo ee waxaa deeqa cadalad iyo sinaan waana tan maanta keentey inuu lasoo dhisi dawlad kooban oo tayaleh waxaanad ogataa ninkii xilkiisa kasoo bixiwaaya ile dhaxal tooya mahee waa iska tegayaa oo midkalaa lagu bedelayaa markaa waa xilku waa meerto markaa hala sheqeeyo dawlada cusub sidasaa inoo balana somaliland guul iyo gobanimo wabilaahi tawfiiiq………….

LAKIIIN WAXAAN LEEYAHAY NINKII DAWLADA HUNGURI KAGALEY SIDA ANIGA OO KALE EE NASIIBKIISA AAN HELIN WAA INOO IYO CIYAARAHA GOBOLODA EE DANBE KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK KAFTAN SIDAA IYO INOO LASHAQAYNA DAWLADA CUSUB

Gaadh Abdilahi Yusuf halac
Email.Gaadh09@hotmail.com
U.S.A Minnesto

Popularity: 8% [?]

You Should Also Check Out This Post:

More Active Posts: