Suugaanta

Silsilad gabayo Jacayl ah oo sanadkii 2006 dhex martay Haldeeq Iyo Qoorubaxay

Hargeysa(saraarnews) Waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa Silsilad kaftan suugaaneed gabayo jacayl ah ahayd oo sanadkii 2006 dhex martay Maxamed Aw cali cartan(haldeeq) iyo Mubarak Qoorubaxay, Silsiladaas oo uu bilaabay Haldeeq, Silsiladan oo aan halkan ku wada dhamayn waxaa ka qayb qaadatay gabayaa Kale oo rag iyo haween lahaa, waxay toos ugu soo bixi jireen shabakada Qarannews,  qaybtana waxaa Isku dubariday Shabakadii Caynaba News , Hadaba akhris wanaagsan Qaybo silsiladaas ka mid ahayd.

Poetry, Somali poetry, Somali music
MUXUBO HEELLOOD
By Max’d Aw Cali Cartan
WAA SILSILAD SUUGAAMEED UU BILAABAY MAX’D AW CALI CARTAN
1.Cartan 2.Mubarak 3.Cartan 4.Mubarak 5.Cartan
6.Mubarak 7. Sagal 8. Fahmo 9..Cartan 10. Sagal
11.Mubaarak 12. Fahmo 13. Cartan 14. Mubaarak 15.Saleebaan
16. Cartan        
Haddaad rabto inaad silsiladdan ka qaybgasho, fadlan gabayga oo si hufan u qoran noo soo dir. Mahadsanidin: Caynaba News
 Xusuusin: Gabayada oo sidan ka faahfaahsan meelaha qaarkoodna dib aanu u saxnay qoraalkooda waxaad ka heli doontaa Dhowaan insha allah
Be Sociable, Share!

The Latest

To Top