Wararka

Waraysi lala yeeshay Cabdiraxmaan saylici Musharaxa M/xigeenka KULMIYE

Boorame(saraarnews)Waraysi dhinacyo badan taabanaya ayaan maanta waxaan la yeelanay mid ka mid ah siyaasiyiinta ka soo jeeda labadan gobol ee galbeedka Xiga ee kala ah Awdal iyo Salal, Shabakada wararka ee caalamiga ah ee boramanews ayaa waxaa usuuro gashay wariyaasheeda mid ka mid ah inuu waraysi aad u xiisa badan la yeesho Eng:C/raxmaan Saylici oo ah murashaxa madaxwayne ku xigeenka Xisbiga KULMIYE.

Waraysigan ayaa waxaa uu taabanayaa dhinacyo badan oo ay ka mid yihiin Siyaasada, dhaqaalaha, caafimaadka iyo waxbarashada.

waraysigan oo dhamaystiran kala soco qaybtan hoose ee dhagaysiga

Fadlan halkan RIIX SI AAD U DHAGAYSATO CLICK HERE

saylici

source: boramenews

Be Sociable, Share!

The Latest

To Top