Gabayo Silsilad cusub oo ka curtay Xaaladda Gobolka Sool oo dhex maraya majeerteen , dhulbahante iyo Ogaadeen

Hargeysa(saraarnews) Silsilad suugaaneed gabayo cusub ah oo u dhaxaysa niman halabuuro ah oo ka tirsan Beelaha majeerteen, Dhulbahante iyo Ogaadeen ayaa ka dhalatay xaaladaha siyaasadeed iyo nabadgelyo ee ka taagan Gobolada barriga ee somaliland, gaar ahaa Gobolka Sool. Gabayada oo ah qaar tirtirsi iyo digasho ka muuqato ayaa waxaa bilaabay nin magaciisa lagu soo gaabiyey Indhobuur oo ka tirsan beelaha Majeerteen, ka dibna waxaa u soo jawaabay nin ka tirsan beelaha dhulbahante ka dibna waxaa soo gelaya nin ka tirsan Beelaha Ogaadeen.

Hadaba halkan ka dhegayso gabayga ninka majeerteen tiriyey:

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Halkana ka dhegayso tixda gaaban ee ninka dhulbahante ugu soo jawaabay:

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Ugu danbaytana halkan ka dhegayso Tixda gabayga ee ninka ogaadeen oo loo yaqaan kaadheeri soo tiriyey:

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Be Sociable, Share!

Widgetized Section

Go to Admin » appearance » Widgets » and move a widget into Advertise Widget Zone