Articles

Dr Mohamed Cabdilaahi Omar waa halyey Qaran

waxaan halkan ka salaamayaa dhammaan warbaahinta madaxa bannaan
 waxan kale oo aan salaamayaa dhammaan akhristayaasha sharafta badan
 
waxaan jeclahay inaan halkan ugu jawaabo nin magaciisa ku sheegay  jaamac ducaaleh waxaanan leyahay
waxaad meel kaga dhacday milgahii iyo maamuuskii uu lahaan jiray qorqqlku amma saxaafadduba kugulase yaabi maayoo
waxa jira dad badan oo adigoo kale ah oo aan caqligooda ku hadal oo wax loo yeedhiyo sababtoo ah waxa idinku
kallifayaa waa baahida idin haysata hasa yeeshee [WAAN BAAHANAHAY LOOMA BAHALA CUNO] arsaaqdana allaa kuu haya
ee  banii'aadmigu waxba kuuma hayo kuwan kusoo kiraystayna ee faqashta  ahina waa qado malin ah waxay ku siiyaan
 
waxa taas daliil U ah barigii hore waxa wasiirka DR mohamad cabdillaahi cumar ujawaabi jiray madaxda xukuumadda oo dhan
 markii ay taab laqaadi kari waayeen waxa ay u soo kiraystaan awr kiraalayaal suuqa jooga oo ay baahiyi  hayso sidaadoo kale
iyo qaar badan oo kale mase iswaydiisay sababta keentay inaad wax ka qorto nin dhan oo mas'uul ah adiga oo suuqjoog ah ?
ma iswaydiisa sababta ay wasiirradu ugu jawaabi waayeen sidii caadada u ahaan jirtay?
 
haddaan kuu saafo hadalka waxay ugu jawaabi waayeen waxaweeyi wixii xaqiida ku dhisan lagama jawaabi karo
 
DR MOHAMADNA wixii jiray uun buu shaaciyay ee cidna waxkamuu sheegin
DR MOHAMAD CABDLLAAHI waa hlayey qaran waa mujaahi isku kalsoon
DR MOHAMAD CABIDILLAAHI waa nin aan kursi doon ahayn waa nin utafa xaytau ictiraafka somaliland
DR MOHAMAD CABDILLAAHI waa ninlaga yaqaanno aduun weynaha waa nin laga yaqaanno maxfallaad adduunyada
DR MOHAMAD CABDILLAAHI waa nin ubislaaday dilomasiyadda caalamiga ah waa nin ay dimoqoraadida ku xeel dheer
 
waxaankuu sheegayaa oo kale inaanu ku jirin xukuumadan maanta jirta nin u babac dhigi kara DR MOHAMAD
haddaba jamacow waxaan kugula talinayaa inaad ku ee kaato shaxaadka iyo baryada oo aanad fara galin arrimaha
siyaasadda iyo wixii aanad cilmi ulahayn oo dhan sida duqsigana meel walba ha isku tuurin kana fiirso qorraaladaada
beenta iyo cayduna maaha faan ee waa inaad ka xishootaa oo aanad noqon sida kuwan la magac baxay
[BEEN DAACYADA ] ee reer UDUB ee u xaalkoodii noqday [ AF NOOLI WUU HADLAA EYNA WUU CIYAA ] SIDA
eyda wajaale ee udub ku biirtay iyo dameeraha hargeysa oo iyaguna dhawaan kusoo biiri doona xisbiga UDUB
oo ay qabanqaabadiisii  lagu soo dhawaynayay lagu guda jiro waxaannu leenahay MABRUUK ALIF MABRUUK
 
TAKALE
 
waxaad aflagaadaysay oo aad meel kaga dhacday ummaadda reer somaliland oo dhan ka dib markii aad wax ka
sheegtay xisbiga ummadda matala ee KULMIYE xisbigaas oo ah xisbigii dalkan xoreeyay ee usoo halgamay ee dalkan
kasoo jaray wixii la odhan jiray somaliwen waa xisigii sameeyay nabaddanay ku naalloonayno
waa xisbigii daydaygii inna waalay hubka ka dhigay ee dadka walaaleeyay ee colaaddii soo afjaray
 
madaxda kulkiye waxay kaa mudan yihiin inaad u mahad naqdo una ducayso sababtoo ah dadbay kaa dhigeen
oo karaamadaadii bay kuusoo cesheen immikana jiritaanka somaliland u halgamayaan sidii dalka loo ictiraafi lahaa
kadib markii ay daaqadda innooga soo dhaceen hadhaagi afweyne kuwaasoo uqaatay inay SNM tii burburtay oo rabaan
inay marlabaad innagu celiyaan KHOOBADDII ilaahay inaga soo saaray waxaanse xusuusinayaa reer UDUB inaanay taasi
ussurto galahayn sababtoo ah halgankii ma dhammaan ee waxa dhammaaday oo qudha halgankii yaraa ee ahaa
 
halgankii hubaysnaa waxase hadhay halgankii weynaa oo ah halgankii dhismaha somaliland iyo aqoonsigii loo soo halgamay
waxana hubaal ah inay mucaaridku keenayaan ictiraaf buuxa  halka ay UDUB u halgamayso sidii ay ugu tagi lahaayeen
amma ugu biiri lahaayeen dawlad ku sheega sheekh shariif taasna way ku hugoobeen oo waa habeen xalay tagay
haddaba jaamac DHIRIQOW waxba halla colloobin mujaahidiinta iyo muwaaddiniinta reer somaliland kuwaasaa kuu cid ah
 
00 hannoqonnin [MICIINKII LA COLLOW] sida qaar ka mid ah akhristayaasha kuwaas oon caqli iyo cimi midna lahayn
oo la magac baxday [ KOOXDA CUQDADDAA ]
 
MAANTA INTAASBAAN KU JOOJINAYAA
 
sidaa iyo nabad galyo iyo qoraallo kale
 
wabillaahi tow fiiq
allaa mahadleh
 
sufyan omar sufyan
omarjaray@hotmail.com
ABU DHABI
UAE

Be Sociable, Share!

The Latest

To Top