Quraanka kula dagaalan Sixirka, Isha iyo Jinka

Waxa  ilaahay  iyo  Nebigeenii Suubanaa  CSW  inoo sheegeen in quraanku yahay Daawo markaa hadii dhibaatooyinka Isha,Sixirka iyo Jinka aad isu malaysay ama aadan joogin meel  aad ka heli karto cilaajkaaga sida Qurbaha oo kale.  

Cida wax bogsiisaa waa ilaahay ma jirto cid kale oo la wadaagta awoodaasi, mana jirto cid aan Ilaahay ahayn oo dhibka kaa faydi kartaa!

Hadaba  Fadlan waysayso oo  tuko , ilaahay caafimaad weydiiso, una toobad keen  waa denbi dhaafe naxariistee ka  dibna akhriso oo quraanka  dhegayso.

Qaybta hore Jinka

 

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Qaybta  xigta Sixirka

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Qaybta u danbaysa Ruqyat oo isku dhan

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Be Sociable, Share!