Wararka

Haweenkii Kooxda nabadiidka ee SSC ku qalin shubateeyeen dhul baa la idiin xoraynayaa oo qaylo ka tolay

Buuhoodle(saraarnews)Todobaadkan horaantiisii uun bay ahay markii Saleebaan xaglatoosiye suuqa Dubai Maqaaxi ku taal ay kab kala daashay haweenay ka mid ah dumarkii lacagta lagaga urursaday Urur beenaadka nabad diidka ah ee ku andacooda dhulka dadkii lahaa u tashadeen ee loo soo gaabiyo SSC.

Hadaba waxaa soo baxay qaylodheer oo ay dirayaan haweenkii qaaradaha kala duwan ku noolaa ee lagu qalin shubateeyey mashruucaa ma dhalayska ah iyadoo loogu sheegayo dhul baa la idiin xoraynayaa, Maanta hadaba waxaanu idiin dooray haweenay ka mid ah oo lagu magacaabo Faadumo Cali aw Maxamed oo ka hadlaysa jabkii ku dhacay iyo waxa buuhoodle ka taagan ee lacagtii lagaga dhameeyey qurbajooga degaankaas ka soo jeeda halkan ka dhegayso qaylodhaan dheer oo ay haweenaydaasi ka toshay

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Be Sociable, Share!

The Latest

To Top