Dhegayso gabaygii calanka ee Cabdi Iidaan faarax ee 1960-kii
Waxaan idiin dooray labo gabay oo Qaali ah oo cabdi Iidaan Faarax tirinayo Labadan gabay ka danbe Wuxuu ahaa Gabaygii calanka ee kaalinta koowaad galay Sanadkii 1960-kii Inkasta oo Inyar ka dib geeraarkii Cabdilaahi Suldaan timacade La siiyey Kaalinta koowaad iyada oo lagu sabeebeeyey ” Kelmeda sareeyoow Ma Nusqaamoow, aan siduu yahay eegnee kaana Siib kana Saar”. Dhinaca Miisaanka Suugaanta Somalida gabayga Iyo geeraarka Waxaa Culus Gabayga. Dhegaysi haboon


