Wararka

ogaysiis: Ilhaan Mohamed Jama oo la Kulmi doonta reer Sweden.

 

Waxaa la ogaysiinaya jaaliyadaha iyo Taageerayaasha Xisbiga KULMIYE ee sweden Goteborg in Ilhaan Mohamed Jaamac hadal xog waran ah u jeedin doonta dadka reer Somaliland ee ku nool Magaalada Goteborg, sweden Maalinta sabtida ah ee bishani tahay 12.12.09

Waqtiga: 18:00 (6:00 pm)

Goobta : 1200 kvt

Mandalinegatan 47

Vastra Frölund

 

 

Hadaba waxaa la ogaysiinaya inaad ka soo qayb gashaan sidaana ula socotaa.

 

Intaa ka dib ilhaan waxay u gudbi doontaa caasimada wadanka ee Stockholm si ay ugula kulanto masuuliyiin ka tirsan wadankaas iyo xisbiyada ka jira.

 

 

ilhaan rhoda

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

From Left, Rasim Kadic The first President of theLiberal Democratic Party of Bosnia,
Rhoda Jama Elmi SILC,
Lamija Tanovic President of theLiberal Democratic Party of Bosnia.
Ahlan Mohamed Jama Kulmiye Party and
Nerzuk Curak

 

Hadaba waxaa la idinka codsanayaa Mar kale inaad sidaa ula socotaan ugana soo qayb gashaan

Be Sociable, Share!

The Latest

To Top