Waxaan Hambalyo Aan u Soo Gudbinayaa Gadh-wadeenadda Mashaariicda Dib U Dhiska Madaarka Hargeisa iyo Wadooyinka Deegaankaas.!!

 Waxaan Hambalyo Aan u Soo Gudbinayaa Gadh-wadeenadda Mashaariicda Dib U Dhiska Madaarka Hargeisa iyo Wadooyinka Deegaankaas.!!
 
Annoo ku hadlaya afka Aqoonyahanada Jaaliyada Reer Somaliland ee Qurba jooga waxaan habalyo u dirayaa gadh-wadeenada mashruucaa dib u dhiska madaarka Hargeisa iyo wadooyinka deegaankaas.Waxaanan Alleh uga baryayaa in uu noqdo mashruuc kheyr weyni ugu jiro JSL iyo mushtamaceeda guud.
 
Waxa kale oo aan aad ugu mahad celinayaa Odayaasha is xilqaamay ee sidda wadaninimada leh ee waafiga ah u taageeray fulita mashaariicdan dib u diska madaarka iyo wadooyinkiisa iskuna barbar taagey wasiirrka Duulista iyo hawed mundane,Moxamud Xashi Cabdi iyo maamulka fulinaya mashruucaas kheyriga ah waxaan leeyey “Laa shukran Calaa waajib“.Waxan leeyey mar labaad hambalyo Odoyaashaa beesshaa degmada mashariicda dib u dhiska dalka ah laga fulinayo waanay ku mahadsan yiin darreenkooda lexejeclo ee durugs. Waxaanan Alleh aan uga rajeynayaa in uu inagu guuleeyo horumarinta JSL dhan wal oo ay tahayba.
 

Waa guul iyo horrumar u soo hoyatay JSL, waana waxa lagu farxo in mashaaariic sidas u balaadhan laga bilaabo hirgalintooda iyo suurto galintoodaba.Waxa amaanteeda leh cidda mashariicdaa bud-dhigaheeda ah iyo hogaanka dawlada Jsl inta ay ka khuseyso, aadbaan ugu amaanayaa dhamaan ciddii sida kartida iyo lexojeclada leh uga soo shaqaysay.
 
Waxaan si waafiya ugu mahad celinayaa odayada dedaalka iyo taageerada hormoodka ka ah ee kala ah.
 
Xaaji
Col: Abdillahi Kaahin Yusuf – Canada,,Oday Mohamed Aden Cumar – USA,,Prof. Mohamed Cali Shimbir – Qatar,,Oday Ciise Aw-Mohamoud – Germany.
 
The turtle,He only makes progress when he sticks his neck out.!
 
Maxamed-Amiin Dahir Caynaanshe
Columbus Ohio/Usa
Amiincaynaashe@yahoo.com

Be Sociable, Share!

Widgetized Section

Go to Admin » appearance » Widgets » and move a widget into Advertise Widget Zone