Magacyada qaar ka mida Maxaabiista Maleeshiyada SSC Laga Qabatay Iyo Guddoomiyiihii UDUB Ee Buhodle Oo Ku Jira
Hargeysa(saraarnews)-Maleeshiyaadka kooxda nabad diidka ah ee SSC iyo kuwo kale oo ciidan beeleed Buhodle ka tirsan ah ayaa subaxnimadii hore ee shalay weerar gaadmo ah oo saddex jiho ah ku soo qaaday ciidamada qaranka ee Kalshaale u jooga inay kala dhex galaan beelaha walaalaha ah ee hore halkaas ugu dagaalamay.
Dagaalkaas saddexda jiho ah ayay maleeshiyaadkaasi u adeegsadeen hubka kala duwan ee darandooriga u dhaca iyo weliba kuwa culculus ee ay madaafiicdu ka mid yihiin. Waxaanu dagaalkaasi sababay khasaare baaxad leh oo soo kala gaadhay labada dhinac ee kala ah ciidamada qaranka Somaliland iyo kooxda SSC iyo maleeshiyo beeleedka Buhodle, kuwaas oo maalmihii u dambeeyay isku urursanayay duleedka degmada Buhodle.
Sarkaal ka tirsan madaxda ciidamada qaranka ee Kalshaale oo xalay u waramay Wargeyska Geeska Afrika, ayaa sheegay inay maleeshiyaadka huwanta ahi ciidamada qaranka ku soo qaadeen weeraro kala duwan oo dhawr goor ah oo ay ka soo kala qaadeen saddex jiho, waxase uu sheegay inay ciidamada qaranku u jilib dhigeen weeraradaas gaadmada ah islamarkaana ay khasaare baaxad leh gaadhsiiyeen maleeshiyaadkii Buhodle ka soo duulay. “Maleeshiyaadkaasi iyagaa na soo weeraray, afar saacadood iyo badh ayaanay rasaastu socotay, dabadeedna ciidanka qaranku wuu ka guulaystay dibna waanu u kicinay.” ayuu yidhi taliyahaasi, waxaanu isagoo ka hadlaya khasaaraha soo gaadhay ciidanka qaranka uu yidhi, “Dhimashadayadu waa afar nin, dhaawacuna waa 18 nin, wax khasaare ah oo kale oo lana gaadhsiiyay ma jirto. Maleeshiyaadka waxaanu ka haynaa 13 nin oo maxaabiis ah oo qaarkood saraakiil yihiin, xagga ciidamada qarankana waxa la la’yahay laba nin.”
Dhaawicii ciidanka qaranka ayaa qaarkood waxa xalay la soo gaadhsiiyay cisbitaalka magaalada Burco, si loogu dabiibo dhaawacyada gaadhay.
Sarkaalkani wuxuu sheegay in maxaabiista ay maleeshiyaadka ka qabteen ee dagaalka soo qaaday uu ka mid yahay guddoomiyihii UDUB ee gobalka Buhodle oo deegaan ahaan jiiddaas ka soo ka soo jeeday Mr. Carab Xasan Fada. Gacan ku dhigigsta Carab Xasan Fadal, waxa kale oo noo xaqiijiyay guddoomiyaha degmada Qurilugud oo xalay maxabiista laga soo qabtay Buhodle la soo gaadhsiiyay degmadiisa. Magacyada 13-ka maxbuus ee ay ciidamada qaranku gacanta ku dhigeen ayaa waxay magacyadoodu kala yihiin.
1. Carab Xasan Fadal.
2. Maxamed Cumar Ismaaciil
3. Faarax Jaamac Cali.
4. Maxamed Rashiid Sulub.
5. Cali Daahir Ismaaciil Axmed.
6. Cabdirisaaq Sanyare Maxamed
7. Dhuux Axmed Daahir
8. Shaafici Xasan Saalax
9. Maxamed Axmed Cabdi
10. Cabdilaahi Muuse Diiriye
11. Xasan Cabdi Xaaji Haaruun
12. Jaamac Saleebaan Geele
13. Cabdi Axmed Muxumed.
Source: geeska




waa in la togta maxabiiista since aye meeyd so sawireen cawa wa inan ka dawada toogashada maxabistaa
Adeer Maxaabiis baa laqabtay iyo waxbaa la tooganayaa anagu dan kama lihin Kumaanaa naftii hure ayaanu uqoondaynay in ay ku dhintaan dagaalada.Markii Siil-Laayo iyo reerkiisu nagu soo qaadeen weerar isir nacayb ah xaqayaganana waanu Lasoonoqonaynaa inkasta hanagu Qaadatee.Inkastoo ay nabadu wacantahay hadii lawaayay hala arko ninka ay caano kaga daataan.Waxan aad soo qorteen ee aad leedihiin P/L iyo ONLF baana soo weeraray kuwaasi amxay idinkaga itaalsanayaan shicibka reer Buuhoole ee AK47 sitaa idinku filanee.waar dhimasho diyaar baanu unahay ee hadalka yareeya.
ASCW. KKKK WARSAME WAAR KALSHAALE AYAAD LABA JEER WEERARTEY QABSAN KARI WEYDEY EE ISKA AAMUS, MIDA KALE SULDAAN MEYDKEY SOO SAWIREEN WAA SAWIR HORE OO KII MUQDISHO AH MA IYAGABA IS DUL TAAGEY MEYD KA DHINTEY ASKARTA SOMALILAND.
anigoo ku hadlaaya magaca shacabka soomaaliland iyo shiqsiyadeyda waxaan leeyahay kuwa nabad diidka ah ee wada fidnada kataagan kalshaale iyo buuhoodle marka hore colaad wiilbaa ku dhinta ee wiil kum adhasho .marka labaad garanuugi sool bay ku il ogdaye marse banaanku u dhaamaa jirta.hadaba ha loo leexdo danta beelaha iyo danta qaranka qaranka soomaaliland .waxaanu yidhi faarax galoolay hashu maanka gadaye ma masaar bay liqday abtiyaal nimaan kuu furidoonin yaanu kuu rarin ee caqli ku dara
Waar S/L ma wax sanka la iska geliyaa mise ninkii labaxaybaa ah anagu meel walba oo Somali degto waa noo dhulkii Somalida dabcan macnaha S/L waa sidaas.Buuhoodle iyo Dhulbahantana waa qabiil sida H/J arintoodana cidna ka daba fadhiisanmaayaan shalay hadaynu ahayn beelo heshiiyay maanta way socon wayday oo waxaanu ka dhaxalay dil,Boob, dhac, xasuuq iyo anagoo aan awooda kujirin codna aan ku lahayn markaa maxaanu meesha ka qabanaynaa.taaba marka lagatago dee anagu Isaaq ma nihin dawladoodana waxba nagma gelin weligayana noqon mayno cidii xoog wax lagaga qaadana la arki doonee. hadaad degaanadiina ku ekaan waydaan.anagu qof muslin sheeganaya maalkiisa iyo naftiisa toona dooni mayno ,Taayadana daalikii noogu yimaada waanu kadifaacaynaa.Taasina waa lama taabtaan S/L mar idage baa layidhi alla ha dago laba jeer idagana anaa isu dagay.Anagu Somali baanu nahay Faqashtaad sheegtaan baanu ka nahay Daaroodna waanu kanahay waatii aad tidhaahdeen waynu kala xorownay intaa hadal kadanbeeyaana majiro.
Runti dhiiga Islamku ma wanaagsan in la dadiiya waayo waa xaraan lakiin taariikhda waxa qorta waxaa lagu yaqaana Habarjeclo waa Nabad waxaa aay cadawgeeda ku dishaanan waa nabsi iyo naqsi.
Ismaraan mariintoda, maryo soogoolkooda,waaninta madaxoodu indiin muqanya. Dar iyo albaab baynu nahay lagal soo daal, dumarkaynu kalguursana laga soo daal, dariisiyo walaannahay laga soo daal. warkani waa kii taariikhdi hore waxaan leeyahay dadka gooblka dega war dantiina garta oo iska daya taariikhda isku noqnoqnays ee aad ku talabsanysan.
Somaliland iyo Somaliya waa ay kalago'day ee ogaada. Cid isku cellinaysan ma jirto ee ogaad. nin xad meel uu maro muran galiyaa isga abaarta isugu yeedhay ee ogaada.
Mawliidow, Yaad u hadlaysa dadka maanta haysta lascaanoddo waa dhulbahante Somaliland ah, kuwa hogaaminya dagaalka kalshaale waa dhulbahante Somaliland ah. adigu haddad kismayo ku dhalatay nimankii lahaa dhulku waa kuwi hadhcad ka eryeey ragii dhulkood soo wereeray. Waxaan u malaynaya su'daankii Gobolada bari ka soo jeeday malah maad dhagaaysan ee lasond ay waraystay , " war hogaamiyihii gadhiga igu waday waxaa uu ahaa deganka ee igeeyeey qorlugud" ayuu ugu jawabay. Marka haddii aad aminsan tahay Somaliweyn xaqbaad u leedayahay hargeeysab waa ay joogan lakiin mid ban ku xasuusinya waxaa aad tahay in yar oo aaminsan figrada, kuwii amiinsan putland waa ay quusteen ee Cabdikariin iyo Xagaltoosiyeey inta amiinsan waa ay iska quusan marka sidii lascaanood buhoodle gacanta dawlada gasho. Waana siyaasadii lagu qabsaday Lascaanod, malin caaynaba la joogay, malina ogbaay sheekadu maraaysay, malin kalabaydh, amlinti xigtahayna waa lascaanood, buhoodle haday u bilaalbantay. waana fekerkaa kala duwanaanshaha lahaa waxa baabiyeey dhuulka lakiin DHulbahantaha dhulkooda amiinsan ayaa gacagnta sare leh