Col. Cali sabaray oo sheegay in Somaliland iyo Kooxdiisa SSC heshiiyeen
Buuhoodle(saraarnews) Hogaamiye xigeenka Kooxda nabadiidka ah ee SSC ee ku dhuumaalaysta degaanka Buuhoodle ayaa laga soo sheegay inuu cadeeyey in heshiis rasmi ah oo odayaal dhexdhexaadinayaan ay yeesheen Kooxdiisa SSC iyo Somaliland.
Warar Hordhac ah ayaa sheegaya in Cali sabarey ku qancay in loo magacaabo Taliye xigeenka Ciidanka Badda Somaliland, Halka saleebaan Xagla toosiyana la sheegay inuu xil wasiirnimo ah ka helayo Xukuumada Siilaanyo.
Arintan ayaa la sheegay inay soo baxday iyadoo dhowaan Hadalo aan waxba ka jirin lagu baahiyey Saxaafada Kooxdaasi taageerta oo soo geliyey hadal sir ay ku sheegeen inuu Jeediyey Mujaahid Mohamed Kaahin Axmed. iyaga oo farsamo jarjarid (editing) ah ku sameeyey codad kala duwan oo la isu keenkeenay oo ay ku dhex dareen cod ay iyagu leeyihiin, ayna ka dhigayeen inay mujaahidkaas sir ka qabteen.
Hadaba halkan ka dhegayso hadalkaas Col Cali Sabarey ee nabada dhex martay SSC iyo Somaliland uu ku cadaynayo.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Qaybo danbe kala soco waraysiga oo dhamaystiran




kkkkkkkkkkk adeer waxba codyar oo editing ah hasamaynina diciifiin yahay col sabarey in uu afka xabad idin kala dhaco mooyaan ee naxariiska kale idinka kama dhaxayso ee ssc ila burhii guban ay idinku celiso oo danyeradii aad la noolaan jiratay idin gayso idinka hadhi mayso ilaa aad hoognay kaga noqataan idinka hadhimayno waa ba se icitiraaf ee meel walba siyasad ama dibad am guduba ilaa aan idinka baabi ino yo somali baan ka go ayna aan idin ka celino oo aad ka xishootan fiilimku dhaman maayo sidaa lasocoda kkkkkkkkkkkkk
Walaahay shabakadan saraarnews waxaan ku jecelahay cid kasta luuqada ay fahmayaan bay kula hadlaan,,,, alaylehe waxaad si fufu u cadayseen in uu been yahay hadalkii ay lahaayeen waa Sir aanu ka qabanay Ina kaahin.
Meel baad kaga soo hadheen kooxihii nabadiidka ahaa..
Viva saraarnews
You are one of the most realistic websites I have ever encountered. Now, you are saying that your article is in response to the video that is published in the DH/H WEBSITES. Please, keep up the good work.
Thank you
Cali Sabaray waa nin dooran oo Dhulbanahte doortay, hadalka aad sheegteena waa mid waxba ka jirin. Waa hadal laysu geeyay oo aan hore u gadhaystay anigu waxaad sheegteena wax ba kama jiraan. Sabaray dagaal waxaan ahayn ma wado hadda ayaan ba lahadlaye markaan waydiiyayna arintaas qosol buu iigu jawaabe. Adeer runta sheega haddaad been sheegaysaana mid run u eg sheega.
SSC guul bay ku dhawdahay, iyo saacahada soosocda oo cagta lamarin rabo canaasiirta Sool meelo kamida joogta.
dhulbahntoow ssc moyane ma canasir kalaa jirta sida ninkii aad ku dhaadan jirtaan baya kan aa dleedahay waa dorateena nooggu iman donaan somaliland waa qaran idinkuna beelyar bad tihiin
IDOOR WAY KU TAAGANTAHAY WALLEE…..
HADDAY MARBA HALKAAS AY BAHASHU KA GAADHAY WAA NAF LA CARRI …..
IDOOROW , RAGGOO DHAN MA KAYSE CABDI YUSUF OO MIIDHAN BAAD MOODEEN…..HADABA WAAD RIYOONAYSAANE, INA SABARAY XABBAD MOOYE WAX KALE IDIINMA HAYO….
IDOOROW WAX ISKA CELIYA, LAASKUNA NEXT FEW WEEKS ANUU GACANTAYDA KU JIRAA, QORILUGUDNA WAA TAAN BAMBOOYIN LA DHACAY OO AAN KA DHIGAY MEEL AAN LA DEGIN.
VIVA SSC
VIVA DAROOD
VIVA SOMALIA
thank you for changing the contents of my piece and making it the total opposite of my intentions. I understand that you can not stand alone and because of your inferior culture you have become guilt ridden and insecure that led to a paranoia from anything Somali. I advice you to collect yourself and come up with a solution for your own good and trust me, the Daroods have little intention of revenge. What is more? you will not be isolated so that you will not cannibalize each other again due to your inferior culture. Aids and mental diseases will be your portion as long as you ally and imbed with the lice infested xabashi and that will lead to your extinction. Please think carefully and understand that we are superior to the Abyssinians that Siilaanyo and his likes took them as demigods. Come back to your rightful place; come back to the Somali fold.