dhegayso shirkii Telefoonka ee Kooxda nabadiidka SSC ee Xalay

Hargeysa(saraarnews) Kooxaha Nabadiidka SSC ayaa xalay oo Axad ahayd 20-03-2011 shir wadareed is xogwaraysi ah ku yeeshay Khadka telefoonka hadaba waxaanu idiin soo gudbin doonaa qaybaha aan xasaasiga ahayn ee Shirkoodaas oo ay kaga hadlayaan markii ay ogaadeen in shirka lagula jiro oo la dhegaysanayo,  waxa ku dhacay khalkhal iyo is dhexyaac aad u balaadhan oo kelifay inay shirkii ku kala dareeraan una balamaan Axada danbe.

Waxaanu u mahad celinaynaa Xubno ka soo jeeda Deegaanka Buuhoodle oo noo soo diray Xogtan.

Qaybaha Xasaasiga ah ee khuseeya Amniga Somaliland waxaanu ku dedaalaynaa inaanu siino cida ay khusayso oo keliya.

Hadaba qaybtii Hore halkan ka dhegayso

 

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Be Sociable, Share!

33 Responses to dhegayso shirkii Telefoonka ee Kooxda nabadiidka SSC ee Xalay

  1. ssc sanaag boy March 21, 2011 at 6:57 pm

    kkkkk ADEER MAXAA CAAC KAXAYA BAROORNEWS SIDA RAGINAMADA LEH AAN U HADALO SOO BARTA NEEFIIN YAHAY MAXAAD KA FAA IDAY WAADI SOO GELIYAY KUWAALO OO NAXDIN U DHINTA CIIL UIIDOOR ADEER RAG HAKU DABA BI INI ADEER DHAGYESTA AMA HADHAGAYSANIN NAXARIIS DAMBE IIDN MATAALO WAANA LA IDIN DUUBAYA MARWALBA WAANA LA IDIN FASHILIN

  2. ssc sanaag boy March 21, 2011 at 7:00 pm

    ADEER NAAGTA SIILAANYO QABO II AMINA WERIS XATA LAMBARKEEDA YO CODKEEDA LOO 002522442 YANAN KUII DARIN KOW LAM, ISGAADHIN WAA LA IDIN DUUBII KKKKKKK

  3. Kasal Kusul Kiiso March 21, 2011 at 8:14 pm

    dagaalkii internetka iyo media miyaa bilaabmay wadda
    weerar iyo weerar celin ilaa G … iyo S….

  4. Mohamed March 21, 2011 at 9:15 pm

    Ku: Saraar News;
    Nimanka Dhulbahante Idinka Ayaa Is Yaqaana Eee Kubada Internetka La Ciyaara.

  5. WIIL DHULbahante March 21, 2011 at 9:34 pm

     
    MARKII SIRTIINII OO DHAN DIBADA TIMI BAAD CABAADAYSAAN………..MACAL WEBSITE KIINA HADHWANAAG BAA KA CABAADAY …WAAKAANAA.
    http://www.hadhwanaag.com/detail.aspx?id=32365
     

  6. Somali boy March 21, 2011 at 9:43 pm

    Su'aal, waa  maxay sababta dhulbahante iyo daarood Isaaq  u necebyihiin ee xaasidka iyo cuqdada ugu hayaan?
    waxaan booqday websiteyo badan oo daaarood ah, dhamaantood waxaay caayayaaan ISAAQ halka kuwa Isaaqu aanay caayeen daarood.
    Arinkaas ayaa iga yaabiyay,

  7. dirane March 21, 2011 at 10:27 pm

    mm
    Somaliboy  waa sidaas aad u sheegtay oo waa dhaqanka gunta inay caytamaan marka ay wax iska celin kari waayaan, Isaaqu waa kuwaa iyagii raashinka buhoodle ugu qaybinaaya, iyana ilaa haweenkoodii baa caytamaaya markaa waa gun iyo caadadeede aad hawla yaabin.So
     
     
     
     
     
     

Widgetized Section

Go to Admin » appearance » Widgets » and move a widget into Advertise Widget Zone