OGAYSIIS: Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanka Somaliland oo Ku Sugan Magaalada GÖTEBORG Kullan Ay La Yeellan doonaan Shacabka Somaliland
waxa la ogaysiinayaa somalilander-ka degan Magaalada GÖTEBORG Ee dalka Sweden iyo nawaxigeeda in uu jiro shir ay marti inoogu yihiin xildhibaano kasocoda
parlamanka somaliland malinta
AXADA 2011-05-01
sacada: 14:00
adress: Muskotgatan 10 ( gårdstencentrum )
kasoo qayeb galwacan wixii faah faahin intaa dheer galasoo xidhiidh guddiga jaalliyada
TEL : 0738726707
ALLA MAHAD LEH
AHMED A/RAHMAN



mubaarikow : wadankku wa madaxweyne waaxda uguweyn.
isaga wareegtada akhri oo loo war doon yahay
isaga wireydu iyo wabaxleh lo wax qaad yahay
isaga la weetaynayaa waaga berigiii
OODWEYNE wax wadhan warkiis o wa waadi go'in
iyaga walaaleynta iyo wadare weeyeda u sida
wa wadnaha calankeena oo waqood kala waabtaa