Tacsi

Tacsi:Marxuum C/Kariim Cige Mataan.

 
REPUBLIC OF                SOMALILAND
Wasaarada Shaqada                 Ministry of Labour
& Arrimaha Bulshada                 & Social Affairs
Agaasimaha Guud

E-mail: molsadg@gmail.com                          Tell: 2522-528944
 

TACSI

Inalilaahi Wa inaa ilayhi  Raajucuun
Wasiirka Wasaaradda Shaqadda iyo Arrimaha Bulshada (Alhan Maxamed  Jamac ), Agaasimaha  Guud ee  Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda  (Baashe  Yusuf Axmed ) iyo  dhamaan    Shaqaalaha   Wasaarada   Shaqadda iyo Arrimaha Bulshadda waxay  tacsi  udirayaan ehelada iyo Qaraabadii uu  ka geeryooday   Alla  Haw naxariistee  Marxuum  C/Kariim  Cige  Mataan.
Waxaana  si gaar ah uga tacsiyadaynaynaa  Luul   Xassan Mataan, iyo reer Cige  Mataan, reer Xasan Mataan iyo dhamaan  reer Mataan, waxaan  uga baryeynaa in Ilaahay  Marxuumka  Naxariistii Janno  ka waraabiyo,  eheladiisii iyo qaaraabadiisana eebbe ka siiyo Samir iyo  Iiman Saadiq ah .

Allaa Mahad Leh.

 

Mr. Baashe Yuusuf Axmed,
Agaasimaha Guud ee W/Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada.

 

Be Sociable, Share!

The Latest

To Top