MINNEAPOLIS IYO XAFLADII UGU BALAADHNAYD EE ABID iyo IDS TOWER oo ah daarta ugu dheer Minnesota FRIDAY MAY 13
Waxaa magaalada minneapolis lagu qabanayaa xaflad aad loo agaasimay oo ay ka muuqdaan xidigihii loogu jeclaa, fanka. oo ay hor kacayso fanaanadii weynayd ee NIMCO YASIN.
Hadaba waxaanu leenahay ka soo qaybgal wanaagsan dhamaantiin.
FRIDAY NIGHT iyo IDS TOWER Minneapolis.
710 Marquette Ave Minneapolis 55402
Waxay bilaabanaysaa 9pm – 2:00am



