OGEYSIIS:Jaaliyadda Somaliland Ee Kaardhif
Waxa dhamaan Jaaliyadda Somaaliland ee ku nool Walashka iyo nawaxeegeeda la ogeysiinayaa in uu booqasho rasmi ah ku imanaayaan Muj. Ibrahim Abdillahi ( Dhagaweyne) iyo Muj. Mohamed Isa (Musbar). Galabnimada Axed , 19 ka bishan June 2011. Waxaa kale oo inagala soo qaybgalaaya shirka: La-Taliyaha Madaxwaynaha Somaliland ee Arimaha Dhaqalaha -Mudane Ahmed Hassan Arwo.Waxa dadweynaha la ogeysiinayaa in kulanka lagu qaban doono:
Goobata: Cardiff County Hall, Atlantic Wharf, Cardiff
Maalinta: Axaad
Taariikhda: 19 ka June 2011
Saacada: 3 – 7 Galabnimo
Fadlan wixii war ah ee dheeraad ah kala soo xidhidha:-
Cabdirahman Awed - Mobile:- 07944792312
Cadilkarim Cabdi Adan - Mobile:- 0787 4120 862
Ibrahim Harbi - Mobile:- 07950404538
SIDASS IYO KA SOO QAYBGAL WACAN.
WALLAAHU WELIYUL TAWFIIQ
MAHADSANIDIN


