Wararka

Madaxweyne Siilaanyo oo la Kulmay dhawr Madaxweyne oo dhigiisa ah iyo Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobay

Juba(saraarnews) Madaxweynaha somaliland ayaa la kulmay dhawr madaxweyne oo caalamka iyo afrikaba ka tirsan iyo xoghayaha Guud ee qaramada Midoobay intii uu ku sugnaa wadankaas koonfurta suudaan hadaba

Daawo Sawirada Madaxweyne Siilaanyo iyo Madaxda Africa

 
 
Madaxweynaha South Sudan oo sidiiran usoo dhaweeyay madaxynaha Somaliland Mudane Siilaanyo

Madaxweynaha Dalka Zimbabwe  Mr. Robert G. Mugabe oo ay wada taaganyihiin Madaxaweynaha S/Land Mud. Ahmed Mohamed Siilaanyo

Madaxwaynaha dalka Erateria Asiaisa afwerki oo lawada hadalsiinayo Madaxweyne J.Somaliland Mudane Ahmed Mohamed Siilaanyo.
 
 

 


 

Be Sociable, Share!

The Latest

To Top