FADEEXADA WAAGA CUSUBI MA WAALIBAA MISE WAA AQOON DARO

AKHRISTAYAASHA  SHARAFTA LEH  DHAMAAN WAAN IDIN SALAAMAYAA

WAXAAN MAQAALKAN KAGA HADLAYAA MAREEGTA LA YIRAAHDO WAAGA  CUSUB

WAXAAN U MALAYNAYAA IN BADAN OO AKHRISTAA INAY SHEEKOOYIN BADAN

OO AY LA YABAAN KU ARKAAN OO QAARKOOD AAD IS ODHANAYSO DADKA MAAMULAA

AMA WAXAN QORAA MA DAD WALAN BAA MISE AFSOOMALIGUUN BAY BARTEEN SIDA LOO QORO  MISE WAA KA AQOON DARO WAXAN AY QORAYAAN 

AKHRISTAYAAL WAXAAN IDIIN SOO TABINAYAA WAXYAABO BADAN OO ARINTAN AAN DOONAYO INAAN KAGA HADLO WAQTIYADA SOO SOCDA

WAXAANA NOO FUDUDEYSAY INAAN ANAGOO FIKIRKAYAGA HADLAYNA WAX SOO QORNO SARAARNEWS.COM AAD IYO AAD AYAANU UGU FARAXNAY WAXAANAN RAJAYNAYAA IN ASXAAB BADAN OO ILA FIKIR AHI AY IGU SOO BIIRI DOON  MAQAALKAN AAN  SOO WADO  KANA DHIIBAN DONAAN ARAGTIDOODA KU WAJAHAN MARKAAN SHEEKADA BILAABO,,.

ALAA MAHAD LEH

ADAN SHINO

By: ADAN SHIINO

Be Sociable, Share!
© 2015: SARAARNEWS, All Rights Reserved | green Theme by: D5 Creation | Powered by: WordPress