Wararka

CIIDANKA QARANKA SOMALILAND ,MA SAMI QAYBSI BEELAHA DHULKA DAGAA MA LA HAYAA TIRADIISA GUUD MA XISAABTANTAY BEEL WALIBA INTA TIKNIKO KAGA JIRTA IYO RAG,

AKHRISTAYAAL WAXAA MUGDI IYO SHAKI KU JIRAA 1994 ILAA 1997 MARKII MAHOMAMED HAJI IBRAAHIN CIGAAL CIIDAMADA QARAMEYEY SOMALILAND EE BEELUHU HESHIIYEEN CIIDANKA QARANKA MA WAXAA LAGU HESHIIYEY IN HADII LA KORDHINAYO AMA LA DHIMAYO MA WAXAA LAGU SALEEYA SAAMI BEELAHA WADANKA DEGA LOOGU QAYBIYE OO LA YIRAAH BEEL KASTAY 1000 ASKARI KEEN MISE KOLBA CIDA MARKAAS MAAMULKA HAYSA AYAA IYADU QONDAYSA MEESHAY KA QORAYAAN CIDAY KA DHIGAYAAN WAAY WAXAA GUUX WEYNI KA JIRAA BEELO UGU HUB IYO TIRO CIIDAN BADNAA MARKII WAX LAYSJU DARSADY OO HUBKOODII  CID KALE GACANTA KU HAYSO MIYAANAY AHAYN INAYNU OGAANO AMA REER KASTAA OGAADO BAL HALKAY KU SUGAN YIHIIN CIIDANKII IYO HUBKII UU WAREEJIYEY EE LA QARAMEEYEY TIRADII HORE MIYUU KA KORDHAY MIYUU KA YARAADAY WAA FARIIN U TAALA AKHRISTAYAASHA WAANA INAY ARINTAAS SI HOOSE AYNU U OGANAA WUXUUN BAYNU MAQALNAA CIIDANKA QARANKA CIIDANKA QARANKOW MAXAAD KA KOOBAN TAHAY YAA U BADAN BEELIHII HUBKOODA IYO RAGOODA WAREEJIYEY HUBKII GACANTOODA MA KU JIRAA  MISE WUU KA FARO BAXAY WAAYO HUBKANKANI BEEL KASTA WUXUU KU FADHIYO WAYNU GARANAYNAA OO KUMAANKUN QOF BAA U SOO DHINTEE ARINTAN WAA INAYNU DABA GAL KU SAMAYNAA

ALAA MAHAD LEH

KHADAR SHINO

By: KHADAR SHINO

Be Sociable, Share!

The Latest

To Top