su,aal
Dawadayaal maqaalkan qof kastow aragtidaada ka dhibo wuxuu yahay
jawaabtana soo baayami adigoo ugu horayn is weydinaya siiraanyo yaa yaaqanay
yaa doortay muxuu qabtaa waa maxay ujeedadiisu muxuu maagan yahay
ma snm baa ma madaxweyne beel hj la yiraahbaa ma beentii somaliland baa
miyuu waalan yahay sida la sheegayo
fikirkaaga ka dhibo
ina cabdi gaas
norwey
By: SIIRAANYO MA MADAXWEYNE HABR JECLAA MISE WAA MADAXWEYNE SNM MISE WAA MADAXWEYNE SOMALILAND…..,,



waa madaxwane si daacad loo dooratay waa wadani run ah oo dalkiisa iyo dalkiisaba jecel laakiin waxaad moodaa in uu fiisig ahaan xanuusanayo, qaabka maamulkiisa waxaad moodaa in qabiil ku jiro isla markaana rag isaga ka agdhowdhow ay ay wax qasayaan,