hambalyo
waxaanu hambalyo bogaadin u dirayaa aan la soo koobi karin abdi rahmaan sanbiile iyo shabcaan oo wiil ugu dhashay ringe rike sykehus norwey waxaanu leenahay wiilkaas oo loo bixiyey mahamed deeq waxaanu lenay soo barbaar kii dadkiisa iyo dalkiisa anfaca ilahay ha ka dhigo
waxaana hambalyo iyo bogaadin u diray
anigoo ah ali abdi iyo dhamaan shaqaalaha spiss hemsdal
alaa mahad leh
By: ina abdi gaas



kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waar tan miyaa laga guuray.