Wararka

Muj. Siilaanyo oo la hadlay Dadkii soo dhoweeyey

Hargeysa(saraarnews) Gudoomiyaha Kulmiye Mujaahid Ahmed Mohamed Siilaanyo, ayaa hadal Mahadcelin ah u jeediyey kumanaan qof oo ka mid ah taageerayaasha iyo shacabka Reer somaliland oo maanmta ku soo dhoweeyey Wadanka, Khudbada Gudoomiyaha ku sheegay siduu ugu faraxsan yahay in maanta maamska intaa leeg loo sameeyey.  Xarunta Hargeysa ayaa saaka waxaa istaagay Shaqooyinkii, waxbarashadii iyo adeegyadii kale waxana gaadiidkeedii noqday qaar lagu xardhay astaanta KULMIYE iyo sawirka Gudoomiye siilaanyo.   Waxaanu mar dhow jecelahay inaanu idiin soo gudbino sawirada iyo hadaladii gudoomiyaha hadii alle idmo.

Saraarnews

Be Sociable, Share!

The Latest

To Top