Wararka

21 Oktoobar 1969 iyo inqilaabkii Afweyne Barre warkii BBC ee Maalintaas

 

 

london(saraarnews) 21-kii Oktoobar sanadkii 1969-kii intii aanu waagu beryin waxaa Taladii wadanka Soomaliya la wareegay Koox ciidamo ah oo uu ka mid ahaa General Maxamed Siyaad Barre hadaba waxaad dhegaysataan warkii ugu horeeyey ee Idaacada BBC laanta Afka soomaligu arintaas ka sheegtayTolow Weriyaha warka akhriyayaa waa Kuma?, Ma Cismaan Sugule baa, Ma Mustafe Xaaji Nuur baa?, Ma Yuusuf Nuur Xirsi baa?, Ma saleebaan awdaahir afqarshe baa, Mise Waa Xaaji Cabdi Ayuub.

Halkan ka dhegayso:

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

 

 

Xusid: Sawirada waxaan ka soo qaadanay Xildhibaan Pub.

 

 

Magacyada saraakiishii Inqilaabka la Dhigay Afweyne Barre:

 

 


The Bloodless Revolution

 


S/Gaas
Max’ed Siyaad
Barre

S/Guud
Max’ed Cali Samatar

S/Gaas
Xussein Kulmiye Afrax

S/Guuto
Ismaciil Cali
Obokar

S/Guuto
Axmed Suleiman “Dafle”

S/Gaas
Cabdalla Max’ed
Faadil

S/Guuto
Max’ud Geelle
Yuusuf

S/Guuto
Max’ed Sheikh
Cusmaan

S/Guuto
Cali Mataan
Xaashi

S/Guuto
Max’ed Cali
Shire

G/Sare
Axmed Max’ed Faarax

G/Sare
Muusse Rabiille Good

G/Sare
Cusmaan Max’ed Jeelle

G/Sare
Axmed Xassan Muusse

G/Sare
Faarax Waceys Duule

G/Sare
Cabdi Warsame Isaaq

G/Sare
Max’ed Cumar
Jees

G/Sare
C/risaaq Max’ud Abubakar

G/Sare
C/qaadir Xaaji Masalle

G/Sare
Max’ud Mire
Muusse

Xubnihii laga saaray Golihii Sare ee Inqilaabka


S/Guuto
Salaad Gabeyre Kadiye

S/Guud
Max’ed Ceynanshe Guuleed

S/Gaas
Jaamac Cali Qoorsheel

S/Guuto
Axmed Max’ud “Qoorweyne”

G/Sare
Bashiir Yuusuf
“Qoslaaye”

Guddoomiyeyaashii baarlamaannadii Soomaaliya 1956dii- 1991dii


Aadan Cabdulle Cusmaan
1956-1960kii

C/llaahi Jaamac Qaalib
1960kii-1964tii

Axmed Sh. Cali Cabsiiye
1964tii-1967dii

Sh. Muqtaar M. Xussein
1967dii-1969kii

Ismaaciil
Cali
Obokar
1979-1982dii

M. I. “Liiqliiqato”
1983dii-1989kii

Xussein Kulmiye Afrax
1989kii-1991dii

 

Be Sociable, Share!

The Latest

To Top