Wararka

Quful: Tix Gabaya waxa tiriyey abwaan Kayd Maxamed cabdalle

Salaan ka dib,
Ayada oo habboon in hadba laga wada hadlo waxa dalkeenna ka jira, ayaan jeclay in aan idin soo gaadhsiiyo suugaan gabay maqal ah
oo ku saabsan dhibaatooyinka ku saabsan hoggaanbeeleedka amma odayada beelaha hor kaca taas oo aan muddo hore ka hadlay maantana
joogta. dad badan ayaa igu raacay fikiraka gabayga(waa gabaygii ugu horreeyey ee sheega in adduunku ka tegey hoggaanbeeleed) qaarna waa ka soo horjeesteen markaas waxaan jeclay in aad dadkeenna fikirkan cusub
idinkuna u soo bandhigtaan si ay u ogaadaan in ay jiraan in laga bixi karo hoggaanbeeleedka si qabyaaladduna u yaraato.
 

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.


 
 
www.suugaantakayd.com
 
waadmahadsantiin
Kayd Maxamed Cabdalla

Be Sociable, Share!

The Latest

To Top