Hargeysa(saraarnews) Halkan waxaad ka daawataa qaybtii labaad ee sawiradii soo dhoweynta Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE Mujaahid Ahmed Mohamed Mohamud Siilaanyo, taas oo ahayd soo dhoweyntii ugu balaadhnayd ee loo sameeyo hogaamiye Reer somaliland intii ay la soo noqotay Madaxbanaanideeda.
Gudoomiyaha ayaa mudooyinkan booqasho ku joogay wadanka maraykanka halkaas oo uu kulamo kula yeeshay masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan Xukuumada iyo Labada aqal ee wadankaas, waxa kale oo gudoomiyaha Kulmiye la kulmay jaaliyadaha reer somaliland ee ku Nool qaarada Ameerika.
Popularity: 3% [?]
You Should Also Check Out This Post:
- Heesaha Ciida: Alla Maanta ayaanta codkii Maxamed S. Tubeec
- Waraysi qaybtii 1'aad Ali Mahdi Hussen xubin Xisbiga Ucid
- Zakat Al-Fitr and Eid By Ahmed Arwo
- Heestii Madax-Weynoow Waa Qalinkii:Abwan Baruud
- Siday Xukuumadda Cusubi Iskaga Caabiyi Doontaa Warmaha Loo Afaysanayo Iyo Mucaaradka Kala Jaadjaadka Ah




