Halkan ka daawo Hadalkii wasiirka Arimaha debeda somaliland ka jeediyey Kulankii Baarlamaanka dalalka Midowga Yurub u qaabilsan Arimaha Debeda.
Xusuusin: Wasiirku hadalkiisa wuxuu bilaanaya daqiiqada 2:38:17
Hadii Muuqaalka sare kuu soo bixi waayo si aad u soo dejisato Video-ga oo dhan ka dibna aad u daawato Halkan Riix.
Hadii intaasoo dhami kuu suugali waydana Halkan oo ah isha rasmiga ah ee warkan Gal oo ah luuqada Ingiriisida, ka dibna toos uga daawo.
Xusuusin: Waxiirku wuxuu hadalka bilaabaya 11:58 wuxuuna dhamaynaya 12:39 Maadaama Shirku furmay 9:00 Am.
Daawasho wanaagsan.
