Waxaa la ogaysiinayaa Jaaliyada reer somaliland iyo taageerayaasha xisbiga UCID ee wadanka jarmalka inay ka soo qayb galaan xaflad soo dhoweyn ah oo loo samaynayo Musharaxa Madaxweyne Ku xigeenka ee Xisbiga UCID , Dr Mohamed Rashid Sheekh Hassan oo lagu soo dhoweynayo Magaalada Boon.

Taariikhda: 13/02/2010

Goobta Xaflada: TANNENBUCH-MITTE:

ADERSKA:OPENERSTR.

waxii fahfahina kala xidhiidha .GUDOMIYAHA JAaLIYADA  MAXAMED INDHACASE:TELAFOO:015224495047.

 IYO GUDOOMIYAHA XISBIGA UCID :CABDI MAYKAL.015787444326.

Popularity: 1% [?]

You Should Also Check Out This Post:

More Active Posts: