Heestii Siyaad Barre ugu jeclaa oo Siilaanyo caashaqay in loo qaado

Hees ay qaadi jireen ubaxii kacaanku  oo ahayd tii Afwayne Barre ugu jeclaa in dhegihiisu maqlaan ayaa la sheegay in Madaxweyne Siilaanyo Jeclaysanayey in loo qaado billihii ugu danbeeyey oo dhan , wuxuuna jeclaysanayey inuu maqlo Amaan iyo waxqabad balaadhan oo laga sheegsheego loona suugaaneeyo, ka dib markii uu madaxmaray saarka Midnimo soomaaliyeed.  Gacanyarayaashiisa ayaa go’aan ku gaadhay inay ka qariyaan xaqiiqada wadanka ka taagan oo sidii Madaxweynihii wadanka Masar loogu shidi jiray uun Telefishanka Dawladu gacanta ku haysay, si looga indhasaabo waxa ka soconaya miidaanu Taxriir, dhegaysi haboon.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Be Sociable, Share!

One Response to Heestii Siyaad Barre ugu jeclaa oo Siilaanyo caashaqay in loo qaado

  1. Geedi Miad July 22, 2012 at 7:45 pm

    waad salaamantihiin dhamaan akhyaarta website kaan. ramadaan kariim ummadda soomaaliyeed ee website kaan ku xiran.

    jawaab maqaalka aad ka soo qorteen in madaxweyne siilaanyo si qorsoodi ah u rabo midnimadii soomaaliyeed.

    fikradayda aniga waxay ila tahay waxa ahaan lahayd guul u soo hoyata soomaaliya iyo shacbiga soomaaliyeed dhamaan.

    Haddiay dhacdo taasi waxay ahaan lahayd mid dib isugu soo celisa ummaddii iyo shacbigeed soomaaliyeed ee dadnaystasyaashu iyo gumeeysi kalkaalayaashu meesha halista ah u dhigeen cadowgooda.

    Waxaa laga laga bixi laha gunnimada tabar darrada iyo bahdilka haysta dalkii iyo dadkii soomaaliyeed.

Widgetized Section

Go to Admin » appearance » Widgets » and move a widget into Advertise Widget Zone