Magacyada Gudiga Wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya

Xubnaha Somaliland ee todobaadkii lasoo dhaafay uu magacaabay

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa tiradoodu tahay Shan xubnood, kuwaas oo kala ah sidan:

  1. Wasiirka wasaaradda Arimaha Dibadda Dr Maxamed cabdilaahi Cumar,
  2. Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha wakiilada Somaliland Md.Baashe Maxamed Faarax,
  3. Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Engineer faysal cali waraabe,
  4. Wasiirka wasaaradda Madaxtooyada Md. Xirsi Cali X xasan,
  5. Wasiirka wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha bulshada Maxamuud Axmed Barre Garaad

Magacayada gudida Sheekh Shariif Magcaabay ayaa lagu sheegay:

  1. Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka dawladda ku-meelgaadhka ah Mr. Cabdisamad Macallin Maxamuud Sheekh Xasan Guddoomiyaha guddida wadahadallada (Chief negotiator).
  2. Wasiirka Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee dawladda ku-meelgaadhka ah Mr. Axmed Caydiid Ibraahim.
  3. Safiirka dawladda ku-meelgaadhka ah u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdi Xuseen Guulwade.
  4. Xildhibaan Xuseen Xasan oo ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya
  1. iyo Xildhibaan Maxamed Xasan Aadan oo ka tirsan Baarlamaanka

 

Be Sociable, Share!

Widgetized Section

Go to Admin » appearance » Widgets » and move a widget into Advertise Widget Zone