Qorshihii Federaalka ee Siilaanyo soo jeediyey 1991 oo maanta u dhaqan gelaya
Hadii aadan ogayn in Madaxweyne Siilaanyo aanu daacad u ahayn Somaliland wax denbi ma lihid, laakiin qorshihii federaalka ee Siilaanyo soo jeediyey sanadkii 1991-kii oo maanta wuxuu ugu muuqdaa mid u dhaqan gelaya.
Qorshahan oo ah mid uu isagu aasaaskeeda lahaa ee Marxuum Cabdiraxmaan tuur intuu ka gudoomay la tegay Muqdisho ee galaaftay dad badan oo reer Somaliland ah Naftooda, ayaa ah mid aan weligii Siilaanyo uurkiisa ka madhnayn.
Saraarnews















