Xaglatoosiye oo Heestii Cabdillaahi qarshe qaaday La kulankii Siilaanyo
Aad buu u qiiraysnaa , macaanka nabadu leedahay iyo dhibaatada colaada lafa jebiska ahi leedahay ayaa keliftay inuu u qaato inay ahayd maalin iid ah oo hees Abwaan weyn oo hore xili farxadeed qaaday ka dabo qaado.
Halkan ka dhegayso Heestii Macaansada Maanta waa Ciid ee alle ha u naxariistee cabdillaahi Qarshe.
Dadoow maqal maanta waa iidoo
Midigta laysa siinayaa mudaneey
Muraaqooda maanta waa iidoo
Magoolkeeda daaqa maansada eey
Ma moogine maanta waa iidoo
Marqaankiina meel u daydaya eey
Macaansada maanta waa iidoo
Sidii malabkii u muudsada eey
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.



