Siilaanyo iyo shacabku kala war la’aa
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Maqaleey Warlaay
Ma laguu waramay
In cali la dilay (cali binu abii daalib)
Oo Cumar la dilay (cumar binu khadaab)
Oo dhiig qulqulay
Oo dhagari timi
Oo Waran dhul galay
Maqaleey Warlaay
Ma laguu waramay
Huunooy walaal
ina habaryareey
Yaa ii waramay
Ma walaalkaybaa
Webi hoose iyo
Waaneed ka yimi
Yaa ii waramay
* Waaneed waa ceel xooluhu ka cabaan oo ay degaan qabiilka Biyamaalka oo la sheego inay Isaaqa walaalo yihiin , waxana la sheegaa in Biyamaalku ka dalandooleen dhulka Isaaqu degeen , Biyamaalka ayaa lagu qayaanaa Geesimo dheeraada waana Nimankii Talyaaniga Meelo badan ku jebiyey oo ay ku jirto LAFOOLE. waxaa sidoo kale Jira Qabiil kale oo ay isku degaan yihiin oo la yidhaaho Baajmaal Maxamed oo Ciise ay walaalo yihiin kana qayb qaatay Dagaalkii warsheekh iyo Lafoole ee Talyaaniga lagu jebiyey.
Waxana la sheegaa in heestan dhaqan ahaan u jirtay sidaa u cabirayso inaan weli walaalkood soo noqonin oo uu waaneed yaalo.
Waxa kale oo Suugaan dhaqameedkan ka muuqanaysaa in Soomaalidu jirtay diinta islaamka ka hor maadaama oo ay ka hadlayaan (Cali iyo Cumar) alle ha ka raali noqdee.




War sira oo la helay ayaa sheegaya in haddii shiikh shariif la doorto siilaanyo lagu maamusi doono Raisal wasaaraha somalia waxaase ku haysta wasiirka Arrimaha Dibadda ee somaliland oo hoos ahaan u wata khidad uu ku doonayo Raisalwasaaranimada somaliya ama wasiirka arimaha dibadda somaliya haddii siiaanyo raisalwasaare noqdo.