Baarlamaan Beeleedka Majeerteeniya oo u codeeyey inay Gobolka Sool weeraraan
Laascanood (saraarnews) Golaha Wakiilada maamul goboleedka Puntland, ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku meelmariyay g’aan cad oo la sheegay in xukuumadoodu ka qaadan doono soo celinta gobolka Sool oo gacantooda ka baxay sannado ka hor.
Mudanayaasha ayaa go’aankan soo saaray ka dib muddo laba moolmood ah oo ka doodayeen xaalada Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool,iyada oo fadhigoodii maanta oo ay ku sugnaayeen 44 mudane , la isku raacay in dib loo soo celiyo dhulkaas, waxaana u codeeyay qaraarkaas 39 xildhibaan.

Arrintan ayaa baarlamaanka waxa soo hordhigay markii hore xildhibaano ka soo jeeda gobolka Sool oo doonayo in ay gacan sare ku yeesheen joongoynta arrimaha xasaasiga ah ee maamulka Puntland,laakiin kooxdani ayaa ah qaar dibed wareega ah oo aan intooda badan kalssooni ka haysan deegaamadooda.
Dadka reer Sool ayaa u kala qaybsan Somaliland iyo maamulka Khaatumo oo bishii January ee sannadkan kaga dhawaaqeen degmada Taleex, iyada oo arrintaas meesha ka saartay taasi saamayntii ay Puntland ku lahayd jiidahaas.



waxaa fiican faqash ina dekeda boosaaso laga guba faqash ka danbeyay xasuuq issak 100,000 dinteen morgan siyad barre , gani mudan ha soo ka xaysta waa in putland la qubaa