Madaxweyne: Tix gabay ah oo uu tiriyey Abwaan Cabdillaahi Sogob
Tix gabay oo si qotodheer u taabanaysa dareenka dadka ayuu tiriyey Abwaanka cabdillaahi Maxamed Haybe ”Sogob” , Inkasta oo abwaanku inoo sheegay inay ku saabsan tahay waraysi uu madaxweyne Siilaanyo kala yeelanayo Arimo khuseeya masiirka Qaranka Somaliland hadana Gabaygan oo la yidhaaho Madaxweyne waxaan u dhaafayaa adiga iyo Fasirashadaada.
Halkan ka dhegayso
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.


