Buuhoodle(saraarnews)Waxaa Maanta Soo Gaadhay Magaalada Buuhoodle Wafti Balaadhan Oo Uu Horkacayo Hogaanka Deegaanada SSC Dr Saleebaan Ciise Axmed Kaar Waxaana Boqolaal Dadwayne Ahi Ay Kaga Hortagee Meel Hilaadii 5 KMT Kaga Beegan Dhanka Bari Magaalada Halkaaso Oo Ay Ku Soo Dhaweeyee Boqolaal Kamid Ah Taageerayaasha Hogaanka SSC Dr Saleebaan Ciise Axmed Kaar
Sidoo kale Waxaa iyana Socdaalka Ku Weheliayey Hogaanka Qaar Kamida Qurbajoogta Deegaanada SSC Waxa ay iyana dhamaaantood umahad naqeen isu soo baxayaashii ka qaybqaanayey soo dhawaynta Hogaanka
